UniversitÓ Roma Tre Centro Studi Somali Cooperazione Italiana allo Sviluppo Italiano English Af-Soomaali
UniversitÓ Roma Tre Centro Studi Somali Cooperazione Italiana allo Sviluppo Italiano English Af-Soomaali

Ujeedooyinka

Kayd internetkan waxaa door lixaad ka qaadanayaa laba ariimood oo kala duwan:
(i) Xafidaadda iyo xusuusta tagtada;
(ii) Rajada mustaqbalka iyo suurtaggelidda dibudhiska.

Ulajeeddadiisu waa sidii looga dhigi lahaa wax cid waliba ay internetka ka daalacsan karto macluumaadka xambaarsan kaydka, una noqda xarun laga faafiyo macluumaad ay diyaariyeen dadka doonaya in ay u soo bandhigaan bulshada soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba. Waxaa si toos looga daalacsan karaa shabakada:

• Maqaallo, buugaag, raadraacyo la xiriira arrima kala duwan
• Macluumaad badan oo aan horay loo daabacin
• Maqal-muuqaal (video)
• Sawirro la soo uruuriyay
• Maqal (cajalado)